Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay xarunta Wasaaradda. Intii uu kormeerka ku guda jiray, Wasiirka ayaa...
Read more











