Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Guddiga Gurmadka Qaran oo yeeshay kulan muhiim ah
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Guddiga Gurmadka Qaran oo ay ugu horeyaan Wasiirada Wasaaraddaha, Cafimaadka, Waxbarashada iyo Guddoomiyaha Hey'adda SoDMA ayaa Xarunta NEOC ku qabtay...
Read more











