Madaxweynaha iyo Madaxa UNCHR oo ka wadahadley xaaladda qaxootiga Soomaalida iyo barakaceyaasha “SAWIRRO”
Muqdisho, 11 June 2016 (Villa Somalia)---- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR), Mr Filippo Grandi....
Read more









