Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo qabatay Koob loogu magac daray Isdhexgalka Umadaha “SAWIRRO”
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa qabatay cayaaraha kubadda ee loogu magac daray isdhexgalka Umadaha oo ay wada ciyaareen Kooxo Soomaaliya iyo Uganda kala matalayay, waxaana lagu qabtay magaalada Pretoria...
Read more










