Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere, isla markaana ay ciidamadu la wareegeen deegaannada Banaad,...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha...
Read moreOgeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Maalinta SAbtida 25, bisha July 2015 waxaa dhacaya shirweynaha wada- tashiga iyo soo dhoweynta maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug, kaasoo ka dhacaya xaafada Tensta, gaar ahaan hoolka shirarka...
Read moreTaliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa ka jawaabay warar been abuur ah oo website-yada qaar ay ka qoreen ciidanka Ilaalada waddooyinka, isagoo xusay in ciidanka taraafikadu ay bulshada u hayaan adeegyo...
Read moreCiidamada Dowladda iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan ciidamada dowladda Jabuuti iyo kuwa Ethiopia ayaa la wareegay gacan ku heynta Deegaanka Moqo-kori oo qiyaastii 45km dhanka...
Read moreKulankan soo dhaweynta ah ee uu Maamulka Gobalka Banaadir u sameeyay xubnaha uu hogaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa kasoo qeyb galay ku-simaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir...
Read moreCiidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen inta u dhexeysa Ceelasha biyaha iyo Afgooye waxay kusoo qabteen Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo hubkii ay heysteen....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho