Guddoomiyaha SoDMA oo mashruuc muhiim ah ka daah-furay Balcad
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa maanta safar dhulka ah ku gaaray degmada Balcad, halkaas oo uu ka daah furay...
Read more











