Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay kulanka kama dambeysta ah koobka degmooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay kulanka kama dambeysta ah ee koobka kubadda cagta degmooyinka Galmudug oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Cadaado. Sidoo kale...
Read more











