Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya oo laga guddoomay Warqadaha aqoonsiga
Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Balal Maxamed Cusmaan , ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay Waraaqaha aqoonsiga Wakiilka cusub ee...
Read more










