Ciidanka Ammaanka Jubbaland oo fashiliyay miino gaari lagu rakibay
Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa maanta fashiliyay miino argagixisada Al-Shabaab gaari ugu xireen mid kamid ah dhallinyarada magaalada Kismaayo. Ciidammada amaanka Jubbaland ayaa markii ay ku guuleysteen in...
Read more











