Wasiirka Howlaha Guud XFS oo qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay’adda UNDP Soomaaliya, Mr. Lionel Lourense. Intii uu kulanku socday, waxaa...
Read more











