Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Azerbaijan, Mudane Jeyhun Bayramov. Wasiirka ayaa Wadahadalkaas...
Read more











