Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Ciraaq oo ku fashilmay inuu doorto madaxweyne cusub markii 2aad

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Baarlamaanka Ciraaq oo ku fashilmay inuu doorto madaxweyne cusub markii 2aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa maanta oo Arbaco ah ku fashilmay inuu doorto madaxweyne cusub markii labaad isbuuc gudihiis.

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Anadolu, Baarlamaanka Ciraaq wuxuu awoodi waayay inuu dhameystiro kooramka, si loo qabto kalfadhi lagu dooranayo madaxweynaha jamhuuriyadda Ciraaq.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Tobaneeyo xildhibaan ayaa qaadacay fadhigii baarlamaanka maanta ee loogu talagalay in lagu doorto madaxweyne cusub.

Kalfadhiga baarlamaanka waxaa soo xaadiray 200 oo xildhibaan oo kaliya, halka doorashada madaxweynaha Ciraaq ay u baahan tahay saddex meelood labo meel xubnaha baarlamaanka, taasoo ah 220 xildhibaan.

Tirada guud ee xubnaha Baarlamaanka Ciraaq ayaa ah 329.

Sabtidii lasoo dhaafay, baaralmaanka Ciraaq ayaaa sidaan oo kale ku guul dareeysatay inuu helo kooram dooran kara madaxweyne.

Xilka madaxtinimada dalka Ciraaq waxaa u taagan 59 musharrax kuwaas oo ay ugu cadcadyihiin labada murashax ee kala ah Barham Saalax iyo Reyber Axmed.

Awood qeybsiga dalka Ciraaq ayaa ku dhisan in Kurdiyiintu qaataan madaxweynaha , guddoomiyaha baaralamaankana Sunniyiinta halka Shiicadu a ay hesho ra’iisal wasaaraha dalka.

Previous Post

Maamulka Gobolka Mudug oo fariin u diray bulshada Galmudug

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In