Monday, September 29, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig lagu xoojinayo is-dhexgalka laamaha ammaanka iyo Bulshada gobolka Banaadir oo lagu qabtay degmada Yaaqshiid

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
August 9, 2025
in Wararka
0
Bandhig lagu xoojinayo is-dhexgalka laamaha ammaanka iyo Bulshada gobolka Banaadir oo lagu qabtay degmada Yaaqshiid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo la fulinaayo amarka ka soo baxay  Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa hoggaanka Xiriirka Bulshada ee Ciidanka Booliiska, wuxuu bandhig ku saabsan wada shaqeynta Bulshada iyo Booliiska ka sameeyey degmada Yaaqshiid  ee gobolka Banaadir.

Bandhigaan oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin ka socdey maamulka Gobolka Banaadir, kan degmada iyo Saraakiil ka socotay Ciidanka Booliska, ayaa muhiimadiisu ahaa adkeynta wadashaqeynta ka dhexeysa bulshada iyo Booliiska, iyo sidoo kale isdhaafsiga xogaha muhiimka ah ee dhanka ammaanka caasimada.

Related posts

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Akhriso Wargalinta Sahanka Dhaqaalaha Ganacsiga

September 29, 2025
Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga

September 29, 2025

Taliyaha ayaa ku boorriyay bulshada in ay Ciidanka gacan ku siiyaan sugida amniga caasimada iyo in wixii ay dhibaato u arkaan kusoo wargeliyaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, si ay uga qaadaan tallaabo degdeg ah.

 

Previous Post

Wasiir Fiqi oo faahfaahiyay tirada Khawaarijta looga dilay hawlgalkii Shabeellaha Hoose

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Marwo Josephine Sundqvist

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Marwo Josephine Sundqvist

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Marwo Josephine Sundqvist

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Akhriso Wargalinta Sahanka Dhaqaalaha Ganacsiga

September 29, 2025
0

Hay'adda Istaatistikada Qaranka (HIQS) waxay si rasmi ah u bilaawday Sahanka Dhaqaalaha ee Sannadlaha ah, kaas oo hadda ka socda...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga

September 29, 2025
0

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhim ah la qaataay Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka...

Madaxweynaha JFS oo maanta si rasmi ah u furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo maanta si rasmi ah u furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

September 29, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad...

Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Kulan La Yeeshay Kusimaha Wasiirka Caafimaadka Dalka Botswana

Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Kulan La Yeeshay Kusimaha Wasiirka Caafimaadka Dalka Botswana

September 28, 2025
0

RADIO MUQDISHO:- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa kulan ku yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In