Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carwada Buugaagta oo sanadkii 4-aad Magaalada Muqdisho si habsami leh uga socota.

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Carwada Buugaagta oo sanadkii 4-aad Magaalada Muqdisho si habsami leh uga socota.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Carwada Bandhiga Buugaagta ayaa maanta ka bilaabaneysa Magaalada Muqdisho, waana sanadkii 4-aad oo si xariir ah munaasabadan lagu qabanaya Muqdisho burburkii kadib.

Munaasabdan Bandhiga bugaagta ee maanta ka furmeysa Caasimada Dalka ayaa waxaa ka qayb galaya Siyaasiyiinta Dalka, Bahda qoraalka ,Aqoonyahano, dad caan ku ah hal abuurka iyo marti sharaf kala duwan.

Related posts

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026

Bandhigan Bugaagta ayaa socon doona muddo Sadex malmood ah ,iyado inta ay socota Carwada lagu soo bandhigo doonaa Bugaag kala duwan oo u badan kuwa ka hadlaya Afka yo dhaqanken Soomaaliyeed.

Dhalinyarada oo Cawada Bugaagta door weeyn kulahaa ayaa waxaa ay soo Bandhigi donaan Buugaag iyo sheekooyin ka turjumaya Waxyaabaha ay dhaqan ahaan uleedahay umadda  soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud oo sheegay in shaqo abuur loo sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed si loga hortago Amni darada

Next Post

Wasiirka Waxbarashada oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Next Post
Wasiirka Waxbarashada oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Wasiirka Waxbarashada oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In