Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa gashay khasaarihii uga xumaa kadib, markii ay soo warisay in lacag dhan Sh36.2 bilyan...
Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay xaruunta safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa...
Xukuumadda dhawaan la dhisay ee dalka Liibiya ayaa maanta oo talaada ah xilka kala wareegtay xukuumaddii hore . Xukuumadda cusub...
Wasaaradda Waraabka ee Dawladda Suudaan ayaa ka digtay in 5-ta bilood ee soo socota uu hoos u dhac ku iman...
Golaha Wakiilada Dawladda Liibiya ayaa kalfadhigoodii rasmiga ahaa ee sanadkan waxa uu uga furmay magaalada Sirta, iyadoo uu shirguddoomiyey kalfadhigaas...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo sameysay howl gal looga hortegayo falalka tahriibinta ayaa soo qabatay 87 qof, kuwaas...
Hogaamiyihii mucaaradka dalka Rwanda Seif Bamporiki Hogaamiyihii mucaaradka dalka Rwanda Seif Bamporiki ayaa lagu dilay dalka Koonfur Afrika oo uu...
Kulan looga hadlayo xaalada amaan ee bariga Itoobiya iyo la dagaallanka Al-Shabaab ayaa ka socda magaalada Dirirdhaba ee dalka Itoobiya...
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay ole ole dhiig loogu deeqayo bangiga dhiiga ee isbitaalka...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in guryo ka wanaagsan hoyga ay hada ku jiraan loo dhisayo qaar ka mid ah qaxootiga...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...
RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho