Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa la saadaalinayaa in uu kordho heerka Sanadlaha ah qiyaas u dhexeeysa 3 iyo 4 Boqolkiiba, Bangiga Adduunka...
Duufaanta Florence ayaa saaka oo Jimce ah gaartay xeebaha gobalada North Carolina iyo South Carolina ee xeebaha bariga dalkaasi Maraykanka....
John Bolton Lataliyaha amniga Madaxweyne Trump ayaa ku hanjabay in ICC -Maxkamada Caalamiga Qaranka ayaa sheegay in Washington ay beegsan...
In ka badan 100 qof oo Muhaajiriin oo ay ku jiraan 20 caruur ah, ayaa geeriyooday badda liibiya markii ay...
Madaxweynayaasha Iran, Ruushka iyo Turkiga ayaa ku kulmaya Tehran si ay uga wada hadlaan qaabka mustaqbalka waddanka Siiriya loo xasilin...
Raisul wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in ugu yaraan 16 qof ay ku dhinteen dhulgariir ka dhacay jasiiradda Hokkaido,inkastoo...
Duulimaadkii diyaarada Emirates ayaa lagu hakiyey New York ka dib markii ay diyaradu siday Rakaab xanuunsan Ugu yaraan 19 rakaab...
Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah,...
Hogaamiye kooxeedki hore ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo Jean-Pierre Bemba ayaa laga mamnuucay inuu ka qayb galo doorashada madaxtinimada...
A view of the North Portico of the White House, Wednesday June 14, 2017 in Washington D.C. (Official White House...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...
Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho