Tartanka Cayaaraha Feerka Adduunka ayaa kafurmay magaalada New Delhi ee dalka India, waxaana tartankaani feerka Soomaaliya umataleysa xidigta da'da yar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay xulka degmada Waaberi hanashada Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka qeyb galay caawa tartanka kubadda cagta ee...
Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo ka kala tirsan Gobalada Mudug iyo Galguduud ayaa Galabta isku arkay Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka...
Garoonka C/llaahi Ciise ee Degmada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug waxaa ka socda Ciyaaraha u dhaxeeya Degmooyinka hoos yimaada Dowlad...
Daahfurka Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug waxaana ka...
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta daahfurtay tartanka kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka...
Macalinkii hore ee Kooxda Arsenal Arsene Wenger oo booqasho ku tagay dalka Liberia ayaa waxaa uu soo dhaweyn wanaagsan ka...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiim Cumar Cabdulle ayaa kormeer ku tegay Garoonka SOS oo ay ku diyaar garoobayan Xulka Kubadda Cagta...
Garoonka banaadir waxaa lagu soo gaba gabeeyay tartanka Horyaalka Xidigaha oo Markii ugu horeysay lagu qabtay gudaha dalka waxaana nasiibka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho