Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo la soo saaray dhowaan ayaa waxaa loo qeybiyay afar Group oo sadex group ay ku...
Dalalka Sportiga ku hormaray waxaa sababay shirkadaha ka dhisan dalalkooda waayo waxaa ay ka helaan tageero dhan kasta ah ayadoo...
Stan Kroenke ayaa la wareegay milkiyada kooxda kubada cagta Arsenal oo ka dhisan horyaalka Ingiriska kadib markii uu ka gatay...
Cabdi Joon iyo Yuu Cali oo beri galab isku dhegan markii ugu horeysayna ku wada kulmi doona Tartanka Star League...
Shalay Magalada Toronto waxaa lagu soo gaba gabeeyay Tartan Sport-oo lagu xusayay halyeygii kubada cagta soomaaliya Faarax Weheliye Cadoow Sendiko...
Macalinka kooxda Banaadir Sc ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku aaday qoyskiisa iyo dalkiisa hooyo ee...
Koobka aduunka oo mudo sodon cisho ah ka socday dalka Ruushka ayaa la soo gaba gabeeyay waxaa uu ahaa kii...
Fransiiska ayaa ku guuleystay Koobka aduunka markii labaad tariikhda, labaatan sano ka hor ayeey ahayd markii faransiiska uu ku guuleystay...
Xulka qaranka Croatia ayaa u gudbay kama danbeysta koobka aduunka markii ugu horeysay tariikhda ayadoo markii ugu horeysay koobka aduunka...
Xulka qaranka France ayaa u gudbay kama danbeysta tartanka kadib markii ay garaceen dalka Belgium oo deris ay yahiin....
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...
Guddoomiyaha Shacabka Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa guddiga ka dhageystay talooyin wax-ku-ool ah iyo aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho