Tartanka kubbadda Gacanta ee Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socda garoonka Wiish ee degmada...
Degmada Shibis ayaa 33-15 uga badisay Deegaanka Gubadleey oo ay garoonka Wiish ku qaateen kulanki 12-aad ee tartanka kubbadda Gacanta...
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socdo garoonka Wiish ee Degmada C/casiis,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka qeybgalay Finalka Koob lagu maamuusayay sanad guurada 5aad ee aasaaska...
Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee...
Cayaartooyda Degmada Shibis ayaa 38-30 uga badiyay dhigooda Degmada Dharkeenley kulan ka tirsan tartanka kubadda Gacanta degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka...
Ciyaar xiiso badan oo dhex martey Kooxaha Dhuusamareeb iyo Cadaado kuna idlaatay barbar dhac 1-1 ayaa lagu daah furay Horyaalka...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo uu ka socdo qaban qabaada qabsoomida horyaalka degmooyinka Galmudug oo lafilayo in Sanadkaan ay...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha Dastuurka, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha hay’adda Istaatistakada Qaranka, madax ka socotay Wasaaradda shaqada...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho