Kooxda Stoke City ayaa garoonkeeda Britannia Stadium 3-2 uga badisay kooxda Arsenal. Kooxda Stoke ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay...
Kooxda Newcastle United ayaa garoonkeeda St James Park 2-1 uga badisay kooxda Chelsea oo aan laga badin markii uu bilowday...
Kooxda Fiorentina ayaa garoonkeeda Artemio Franchi Stadium barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Juventus oo hogaamineyso Horyaalka talyaaniga ee Serie...
Kooxda Chelsea ayaa kulankii London derby garoonkeeda Stamford Bridge 3-0 uga badisay kooxda Tottenham. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor...
Isku aadka Koobka Qaramada Afrika ee sanadka 2015 ayaa caawo looga dhawaaqay magaalada Malabo ee caasimada dalka Equatorial Guinea. Goobta...
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 2-1 uga badisay kooxda Stoke City Kooxda Manchester United ayaa goolka la hor...
Kooxda Real Madrid ayaa u soo baxday wareega 16-ka ee koobka Copa Del Rey ka dib markii ay garoonkeeda Santiago...
Liiska sedaxda ciyaaryahan ee isugu soo hartay abaal marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka ee FIFA Ballon d'Or ee sanadka 2015-ka...
Kooxda Valencia ayaa waxaa garoonkeeda Mestalla Stadium 0-1 dirqi ah uga badiyay kooxda Barcelona. Labadan kooxood ayaa ilaa 90-kii daqiiqo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho