Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa Wasaaradda ku soo dhaweeyay Lataliya Sare Dr. Cali Daa’uud oo...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiya Yaasin Samatar oo galinkii dambe ee maanta gaartay magaalada Garoowe ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay...
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo...
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ayaa maanta soo xirtay Tababar qeyb ka ahaa ololaha Wacyigelinta Canshuuraha iyo la tashiga bulshada...
Hay'adda khayriga ah ee Zamzam Foundation ayaa maanta gaarsiiyey deeq raashin ah oo loogu talagaley in lagu caawiyo kun qoys...
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Maanta gudaha dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsi ahaan u...
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov, oo booqasho ku tagay Iiraan ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu isku dayayo inuu wax...
Kusimaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey...
Muqdisho, Arbaco, 31 Diseembar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, ayaa maanta si rasmi...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho