Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dekadda Muqdisho, isagoo u kuur-galayay habsami u socodka howlaha dekadda. Raii'sul Wasaare Rooble,...
Kulan looga arrinsanayay amniga Gobalka Mudug oo maanta lagu qabtay Gaalkacyo. Waxaa kasoo qeyb galay Mas'uuliyiin oo ay ka mid...
Ra’iisul Wasaaraha Xafiiska ka sii tagaya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa uga mahadceliyay Golahiisa Wasiirrada iyo...
Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Balal Maxamed Cusmaan , ayaa maanta oo Isniin...
Munaasabadda xuska Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Dalalka Geeska Africa oo todobaadkii lasoo dhaafay ka socotay caasimadda Addis Ababa ee dalka...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa Markii labaad u qabtay haweenka Gobalka Banaadir, Tababar Kusaabsan Home Gardening (Beer Guri), Tirada Hawenka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay u-diyaar...
Wafdi ka socday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray dalka Itoobiya ayaa si rasmi ah uga qayb galay Shirka Nabadda,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka...
Kooxada argagixsada Al-Shabaab oo jab xooggan ka soo gaaray dagaalkii Degmada Baxdo ayaa si xoog ah kula wareegtay isbitaalka guud...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...
Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyaga oo dhigayay bannaanbax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho