Ciidamada xoogga dalka ayaa gurmad u fidiyay qoysaska ay saameynta ku yeesheen abaarta ka jirta deegaano iyo degmooyin ka tirsan...
Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo kuwa Booliska Galbeed ayaa xalay waxaa ay ka sameeyeen degmada Dharkenleey ee Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada ayaa maanta yeeshay Shirka Guddiga Hogaanka Mashruuca Damal...
Senator Xasan Iidow Kobac oo ka tirsan Senatarada laga soo doortay Hirshabeelle ayaa gurmad biyo dhaamin u sameeyay dadka ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaannada cusub ee Puntland ku metelaya labada Aqal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay...
Wasiiru dowlaha Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo dhaqan celinta Puntland iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland oo siwada jir ah Tababar ugu...
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxwaye ku xigeenka Dowlada Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Shir guddoomiyey shirka billaha ah...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho