Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed Puntland ayaa soo gudbiyay musharaxiinta utartamaya 6 kursi oo ay doorashadoodu ka dhacayso magaalada...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u...
Magaalada Dhuusamareeb waxaa ku soo idlaaday kulan wada tashi ah oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga...
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble iyo Safiirka u fadhiya dalkeena Dowladda aan walaalaha nahay...
Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaa ayaa wada dedaalo lagu dar-dargalinayo xoojinta xiriirada shaqo ee kala...
War-murtiyeed wadajir ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku saabsan Bilowga Wada-xaajoodyada Horumarinta Ganacsiga Maarso 2022. Wasiiru dowlaha...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur oo ay wehliso madaxa hey'adda IOM u qaabilsan Soomaaliya Ewa Naqfi, ayaa maanta soo...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug,...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho