Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa saakay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida loogu...
Maxkamadda ciidamada ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa saakay xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday shabakad ku eedaysan inay...
Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib Mikati, ayaa booqasho rasmi ah ku tagi doona dalka Turkiga sida ay sheegtay Agaasinka waaxda...
Guddiga Doorashada Galmudug (SEIT) oo ay wehliyaan guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal FEIT oo maanta xafiiskooda kusoo dhoweeyey, ayaa kulan...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa waxa uu caddeeyay in wadatashiga siyaasadda Qaran ee...
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland Mudane, Siciid Cusmaan Aadan oo maanta hortagay Fadhiga 4aad ee Guddiga Joogtada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka...
Gudiga hirgelinta doorashooyinka ee Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray liiska ergada soo xuleysa saddex kursi oo ka mid ah...
Cabashada bulshada Puntland ee sare u kaca Qiimaha Gaaska, jawaabta Shirkadaha Gaaska, Maamulka iyo Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo...
Munaasabad ay maamulka Degmada Boondheere ugu wareejiyeen Gurigeeda Muwaadin Soomaaliyeed oo muddo sodon sano ah laga heeystay ka markii uu...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha wadada Jasiiro oo...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho