Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Doxa ee xarunta Dalka Qatar kula kulmay Wasiirka...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si qaanuuni ah ugu xilsaarantahay horumarinta iyo maamulka hannaanka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga.. Madaxweyne...
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen....
Waaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay kulan weyne looga hadlayay hirgalinta siyaasadda Arrimaha Bulshada. Kulanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa booqday xarunta safaaradda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku leedahay magaalada...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka deegaanada Galmudug,...
Madaxa Xafiiska Siyaasadda, Dhaqdhaqaaqa, wax iska caabbinta Islaamka ee loo soo gaabiyo (Xamaas) Ismaaciil Haniyah iyo wafdi uu hoggaaminaaya ayaa...
Ururka Bisha Cas ee Qadar oo kaashanaeysa Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa howlo caafimaad ka billowday Isbitaalka Martiini ee...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho