Wade Gaari oo Soomaali ah oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cali Jaamac, ayaa ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay...
Go'aan ka soo baxay Xukuumadda Hindiya ayaa lagu sheegay in Lacag dhan $ 674 oo magdhow ah lasiinayo Qoys kasta...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin kooban...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Guudlaawe) ayaa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabbaal degayay sanad guurada 5aad...
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socdo garoonka Wiish ee Degmada C/casiis,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka qeybgalay Finalka Koob lagu maamuusayay sanad guurada 5aad ee aasaaska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhigiisa Qatar ayaa wada jir u guddoomiyay kulan xubnaha Wasiirrada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay...
Daahfurkaan oo ay ka soo qeyb galeen Mas'uuliyiin ka socotay qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda iyo Maamul Goboleedyada ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan muhiim ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Shiikh Tamim...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho