Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga...
Tababarkan oo muddo afar maalmood ah u socdey Injineero laga keenay Degmooyinka Galmudug ayaa maanta loo soo gaban-gabeeyay. Kuwaas oo...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Xubno tirsan Hay'adda IMC ayaa kormeeray Qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga...
Munaasabad lagu abaal marinayey qaar ka mid ah xubnaha firfircoon ee qaybta ah dadaalada bilic soo celinta Dhuusamareeb ayay ku...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa shir la qaatay Guddiga dib u habeynta Ciidanka Booliska Puntland....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DawladGobaleedka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kuna soo dhaweeyay wafdi ka socday...
Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa kormeer ku tagay dhismaha Xarunta dhexe ee...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho