Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka wada hadlay ahmiyadda ay leedahay...
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu diley guudaha Myanmar, kadib markii ciidamada amaanka ay rasaas ku fureen dadka mudaharaadayey, sida...
Madaxweyniyaasha dowlad Goboleedyadda; Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ka wadahadlay xal u helidda caqabadaha hor taagan qabsoomidda...
Waddamada Iiraan iyo Shiinaha ayaa maanta oo Sabti ah kala saxiixan doona heshiis iskaashi oo istiraatiiji ah kaas oo socon...
Khasaaraha ganacsi ee caalamka kasoo gaaraya markabka nooca kunteenarada xanbaara ah oo ku caariyay marinka Suweys (Canal Suez) ee isku...
Warbixin uu soo saaray guddi 15 xubnood ka kooban oo baarayay xasuuqii Rwanda ee dhacay 1994 ayaa lagu sheegay in...
Midawga dhaqatiirta Turkiga ayaa ka codsaday dowladda inay adkeyso la dagaallanka cudurka Covid-19, iyadoo la raacayo tallaabooyin ay ka mid...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, oo maalmahaan safarro shaqo ku marayey degmooyin iyo...
32 qof ayaa ku dhimatay 66 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta Jimco ah ka dhacay dalka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta si rasmi ah usoo xiray shirwaynaha Dhalinyarada ee ka...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho