Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo mas’uuliyiin kale ayaa xarunta Mu’asasada Macalin...
Ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa ku guuleystay dagaal dhan ka ah maleeshiyaad Al-Shabaab ee ku haray deegaanka Qod-qod...
Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)...
Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda Soomaaliya ayaa hambalyaysay dhamaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka mideysan ee ay qaaday...
Qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Dhuusamareeb oo isu xilqaamay dhiirigelinta Ciidamada Qaranka ee ku jir furumaha hore ee dagaalka...
Diyaarado dagaal ayaa goor dhow duqeymo ka fuliyay degaano ku yaalla gobolka Mudug oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaallameyeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal, isagoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maanta gaaray Koonfurta Gobolka Mudug ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Bacaadweyne...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho