Iyadoo beri oo 31 May ah, Soomaaliland ka bilaaban doonto doorashooyinka baarlamaanka iyo goleyaasha degaanka, ayaa maanta waxaa dhambaal hambalyo...
20 qof ayaa ku sumoobay ka dib markii ay cuneen hilib Geel, sida uu sheegay maamulka degmada Rabdhuure ee gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi heer wasiir ah u magacaabay xaqiijinta caddeymaha xubnaha Guddiga Maamulka doorashada ee labada...
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska ayaa shaaciyay in ra’iisal wasaare Boris Johnson iyo gacalisadiisa Carrie Symonds ay shalay aqal galeen. Xafladda...
Ciidanka badda ee dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 117 muhaajiriin ah kuwaas oo donaayay inay si sharci darro ah ku...
Kornel Assimi Goita, hogaamiyihii inqilaabka ee Mali iyo madaxweynaha cusub ee ku meelgaarka ah ee dhawaan loo magacaabay, ayaa looga...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal lagu ciribtirayo maleeshiyada Al-Shabaab ka wada gobolka Shabeellaha dhexe, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay...
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlaamka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa...
Ciidanka Xoogga ayaa ku dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah deegaanka Galka Xarareey ee Shabeelaha Dhexe Horjoogayaasha la dilay ayaa waxaa ka...
Munaasabad isugu jirtay daah furka Barnaamijka Caafimaadka Bulshada ee CHASP wajigiisa 2-aad iyo wareejinta gaari kuwa gurmadka deg degga ah...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...
Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan diyaar-garowga iyo wax ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho