Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Guuto Maxamed Cali Bariise ayaa booqday fariisimaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ay...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu daabacay baraha bulshada, kaasi oo ku saabsana Taliyaha...
Xulka Qarankeena Soomaaliya oo ka qayb galayay koobka bariga iyo bartama Afrika oo sanadkan ka dhacayay dalka Uganda caasimadiisa Kampala...
Beelihii ku dagaallamay deegaannada bariga Gobolka Mudug, gaar ahaan Towfiiq iyo Afbarwaado ayaa maanta lagu wadaa inay dhaqangeliyaan heshiiskii dhawaan...
Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo booqasho ku jooga dalka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa casha sharaf u sameeyay Haweenkii ka qeyb galayay shirkii 3aad ee Haweenka ku jira Barlamanka labada...
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee xareynta Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaannada Baralmaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka soconeysa magaalada...
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa maanta u furay saraakiil iyo howlwadeenno ka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada...
Fiidnimadii 16-ka December 2019: Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo kaashaneysa howlgalka Saaxiibada Mareykanka ayaa fulisay duqeyn xagga cirka ah oo...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho