Doodan oo lagu lagu lafa gurayay faa’iidada dayn cafintu u leedahay Soomaaliya iyo horumarinta illaha dhaqaale ayay weydiimo iyo jawaabo...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa bilaabay inay isaga cararaan Degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale kadib markii ciidanka xoogga dalka ay halkaasi ka bilaabeen...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Koofurta Sudan Danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa magaalada Jubba ee caasimadda dalkaasi kulan kulan kula...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Cali Xasan oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga digay...
Guddiga Farsamada madaxa –banaan ee soo xulista Barlamaanka Koofur –galbeed ayaa ku dhawaaqay liiska cusub ee Xildhibaanada barlamaanka 2-aad ee...
15-ka Maarso, 2020 Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka AFRICOM ee Mareykanka iyo ciidamada AMISOM ayaa shan (5) weerar oo...
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameeyeen degaanka Jannaale ayaa gacanta Ku soo dhigay qabtay horjoogihii Canshuuraha maleeshiyaadka Al-shabaab...
Muqdisho (RM): Shir deg deg ah oo looga Arinsanayo Diyaar-garoowga ka Hortaga Covid-19 oo u dhexeeya Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo...
Ciidamada booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka ku guuleystay Inay gacanta Kusoo dhigaan Jaakad Nooca Qaraxyada loo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho