Hey’adda cunnadda iyo beeraha ee qaramada midoobay (FAO), ayaa 12 doomo kalluumeysi oo ay saaranyihiin matoorro casri ah waxa ay...
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo kadbib dalka dibadiisa u dhoofineysa Mooska kaas oo dalka qeybo badan oo kamid ah ka baxa....
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci lagu taageerayo kooxaha dimoqoraadi doonka ee dibad baxyada ka wado Ismaamulka Hong Kong....
Nin Soomaali ah oo isku dayay inuu dilo saddex ruux, oo uu ku jiray askari ka tirsan booliska Britain ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta oo Arbaco ah wadahadal laba geesood ah...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan looga hadlayay howlgallada Gobollada Shabeellaha Hoose iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta...
Shirkii u dhexeeyay Dowladaha Afrika iyo Talyaaniga oo ay Soomaaliyan kujirto ayaa maanta lagu soo geba gebeeyay magaalada Milano ee...
Odoyaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo maalmahan shir uga socday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur...
Kulankan wacyigelinta ee dhismaha Nabadda oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka ayaa waxaa ka soo qeyb galay haween...
Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...
Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho