Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u digay shaqsiyaadka ku howllan sameynta sharciyada...
Wasaradda Waxbarashada XFS ayaa W.Maaliyadda ku wareejisay Maamulka Dakhliga ay soo uruuriso Wasaaradda waxbarashada. Ku simaha Wasaarada Maaliyadda ahna Wasiiru...
Soomaalida Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee Aqalka looga arimiyo Gobolka iyagoo halkaas Shir...
Gudoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed(Jakeeti) ayaa maanta Siminaar u furtay ururka dhalinyarada Gobolka...
Waxaa sii kordhaya Khasaaraha ka dhashay Roobab lixaad leh oo wata Duufaanno dhaliyay Daadad xooggan oo ka da’ay Todobaadkan qaybo...
Hodan Axmed Sheekh waa Afar jir waxaana ay mudo laxanuunsan tahay madaxa biyo kaga jira kuwaas oo ku haya dhibaato...
Dib u Howlgalinta Shabakadda Hindisaha Dahfurnaanta Dowladda (OGI) Ayaa ah mid lagu so bandhigaayo xogta shaqo iyo waxqabadka wasaradaha dowladda,kaasi...
kormeerkaan uu ku tagay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada muqdishi Eng. C/raxamaan Cumar Cismaan Yariisoow ,Xarunta degmada Xamar weyne...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay Khartuum oo ay ka qayb galeen in...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kulan dhiiri gelin ah la qaatay qaar kamid...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho