Saddex kamid ah ururada siyaasadeed ee dalka kajira oo kala Xisbiga Wadajir, Xisbiga Cadaalada iyo Midnimada iyo Xisbiga Samo ayay...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa bilaabay olole cusub oo lagu wacyi galinayo ciidamada Milatariga, si loogu jiheeyo inay hagaajiyaan hab...
Ciidamada Booliiska Jarmalka ayaa sheegay in gaari la jiirsiiyay goob ay dad badan ku sugnaayeen oo ku taalla waqooyi galbeed...
Kooxda iskood isku abaabushay ee gurmadka degdega ee loo yaqaan White Helmets ayaa waxa ay barteeda Twitterka soo dhigtay sawirro...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay sidoo kalena iminka xarun Kmg ah u ah Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa...
Kooxda Kubada cagta Gadiidka ayaa adkaatay kulankeedii labaad ee horyaalka premier league Somalia kulan galabta ay la Ciyaartay kooxda Jenyo....
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qorshe howleedka kala fadhiga saddexaad ee Golaha,iyagoo dhanka kale warbixin...
Barnaamijka DOOD FURAN oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa marti ku ahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir...
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta iclaamiyay in 15-ka Bishan la-qaban doono Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo uu Maanta ku tagey xarunta...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho