Waa qasab in dowlad kasta ay ku shaqeyso nidaam iyo barnaamij Maaliyadeed oo aasaas u ah dhaqaalaha ka soo xerooda bulshada...
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiislka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxda Cafis Campaign Qabteen dood iyo Falaqayn Ku saabsan Asal iyo...
Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka amniga , Maxamed Abuukar Isloow, agaasimasha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka, Sarkiil Ciidan iyo xubno...
Waxay ahayd maalin la wada xuso Nabada iyo Horumarka Sportiga aduunka oo si isku mid ah looga xuso caalamka...
Berito ayaa waxaa ku wada balan garoonka Wiish kooxaha kubada koleyga ee Wiilasha Heegan Iyo Horseed kuwaasi oo ciyaari...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa adeegyo caafimaad u fidisay Dad dan yar ah oo ku sugan xeryaha barakacayaasha ee...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka...
War ka soo baxay Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa lagu sheegay in ay jiraan rag tiradooda ay gaareyso ilaa 8...
Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini...
Hay’adda Laan qayrta Cas ayaa sheegtay inay Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Yugaandha ku geeriyoodeen 40 Qof oo kasoo jeedda Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho