Dagaalka Yaman ayaa daba dheeraaday iyadoo inta badan magaalooyinka Wadankaasi ay gacanta ku hayaan kooxaha xuutiyiinta ee Dalka Yaman....
Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Xudur Cabdulaahi cumar Taleefan ayaa Radio Muqdisho u sheegay inay Al shabaab kala,wareegeen tuulooyin Hoostaga Gobolka bakool. ka dib...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleid ayaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska,...
Wararka ka imaanaya ayaa sheegay in Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ay halkaas saakay ku geeriyootay Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac....
Dowladda Turkiga ayaa maanta oo arbaco ah martigelineysa shir saddex geesood ah oo looga hadlayo Xaaladda cakiran ee ka taagan...
Soomaaliya waxay ku jirtaa xaalad soo kabasho oo dhan kasta ah, waxaa soo hagaagaya addeegyada garsoorka, amniga, caafimaadka iyo waxbarashada...
Mashruucan ayaa waxuu ka kooban yahay dayactirka kanaalo dhirerkooda uu gaarayo ilaa iyo 8 km, dhul beerad dhan 400 hektar...
Wafdigaan soo gaaray Garoowe, ayaa waxaa hor kacayay guddoomiyaha maxakamada sare ee Soomaaliya, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxaana ku weheliyay...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyaasha...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho