Isu so baxaan ballaaran oo ay ka so qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku nool degmadda...
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad iyo dhiggiisa Kenya Monica Juma ayaa ka...
Munaasabadan soo dhowaynta ah ayaa lagu qabtay magaalada Dhusamareb taa soo lagu taageerayey isku darka labada Baarlamaan ee Galgadug iyo...
In ka badan 25 sano oo ay ku howlgalayeen Shaqaaalaha maamulka Hawada Soomaaliya magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa qeybtii...
Xafladda oo ay ku qalin jabinayeen 479 arday oo dhameysatay Digreega koowaad ee Jaamacadda Soomaaliya kuliyadaha kala duwan ayaa lagu...
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa ka hadlay wada xaajood ku saabsan muran ka dhashay Derbiga ay Dowladda Kenya ka dhisayso inta...
Wareysi gaar ah oo Warbaahinta Qaranka uu siiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayuu intiisa badan kaga...
Shir ay ku yeesheen magaalada New York,Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayay ku meel mariyeen qaraar waqtiga loogu...
Wasiirka Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Siciid Xuseen Ciid ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda Cuntada Adduunka...
Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Dalka Itoobiya,kaasi oo ah siyaasi Muslim ah...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho