Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaan wareysi uusiiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan...
Dowladda Dalka Gariigga ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay dad muhaajiriin ah oo ku dhintay xeebah aDalkeeda,saraakiisha Ciidamada Ilaalada xeebaha...
Guddoomiyaha Degmada Jowhar ee xaruunta Gobalka shabeelaha dhexe ahna Caasimadda maamulka Hir-shabeele Cismaan Maxamed Muqtaar oo la hadlay Radio Muqdisho...
Ciidankaan gaarka oo loo diyaariyey in ay fuliyaan howlgalo qorshaysan lagu qaadayo goobyo lagu tuhinsan yahay in ay ku dhuumaalaysanayaan...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya ayaa sheegay inay Dowladdu guulo la taaban karo ka gaartay...
Shirkii wada tashi qorshaha loogu sameenayay soo kabashada u adkeysiga Abaaraha Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gaba gabeebayay magaalada Garowe...
Ankara- Turki – 17 –Maarso -2018. Waxaa magaalda Ankara ee dalka Turkiga ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga...
Muqdisho, 17 Maarso, 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...
Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho