Todobaadyadii la soo dhaafay xeebaha Soomaaliyaย waxaa ku dhuftay dabeyloย xoogleh oo sababay in doomaha kaluumeysiga ee kaย jalaabtaย xeebaha...
ย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Cadaado kulamo kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada....
Agaasimaha guud ee HSJ G/sare Koofi ayaa kormeer ku sameeyey bar xaduudka Tuurdibi oo ka tirsan degmada galdogob ee gobolka...
Dibadbaxyo dhowr ah ayaa ka dhacay magaalooyiinka Mareykanka taasi oo looga soo horjeedo hadalo Gef ah oo ka dhan ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu...
Taliyaha qeybta 27aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya Cabdiย Xaashiย Cabdullaahiย ayaa uga tacsiyadeeyay bulshada Soomaaliyeed, fanaaniinta iyo Ehelada geeridii...
Wafdigii Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Faderaalka Soomaaliyaย ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday Wakaaladda Xoogga Korontada Ummadda ee Eneeye...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Cadaado ee...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga โBaadigoobkii Nabadda Geeska Afrikaโ,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...
Maanta waxaa si rasmi ah looga daahfuray Magaaladda Nairobi Bandhigga Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya-Kenya iyo Qurbajoogta (Somalia-Kenya and Diaspora Trade Week),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho