Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Garoowe wafdi uu hogaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda...
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya u xaqiijiyay in goor-dhaw Qarax Gaari uu...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka Midowga Afriga Somaliya Francisco Madeira...
Kulankan oo mudo shan Cisha ah Ka soconayey Magaalada muqdisho una dhaxeeyey Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa Looga hadlayey sidii ...
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay bilaabeen howl-gal ka dhan ah oo maleeyshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo...
kulan looga hadlayay adkeynta Amniga deegaanada Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Magaalada Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo. Kulanka ayaa waxaa...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamadooda caadiga ah. Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa lagu...
Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ah sii hayaha Wasiirka Amniga Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay...
Ra’isul wasaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan barlamaanka , wasiirka xanaanadda xoolaha...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho