Dhageysiga qorshaha xukuumadda ee ku saabsan dhismaha Golaha Adeega Garsoorka ayuu ahaa ajendaha kalfadhiga labaad kulankiisa lixaad ee mudaniyaasha golaha...
Nin Soomaali ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay C/raxmaan kana yimid magaalada Gaalkacyo ayaa caafimaad u tagay dalka India, dhakhaatiirta...
Duqa magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa ka dayriyay Xaalada nolaleed Dadka ay abaaruhu saameeyeen kuwaa...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa maleeshiyaad Al shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool. Saraaskiisha Ciidamada Xooga Dalka ayaa...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maal-mihii dembe ku maqnaa Dalka kenya ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada...
Wasiirka Awqaafta Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali iyo wafdi uu hogaaminayay uu kamid yahay...
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalkeenna waxaa mudooyinkii ugu dambeeyey si xowli ah uga socnayey dib u dhis xoogan kaasi oo...
Kulan looga hadlayay Horumarinta iyo dibu dhiska deegaanada laga saaray malayshiyaadka Al shabaab ee ka tirsan Gobolada jubbada hoose iyo...
Waxaa dhalinyaro soomaaliyeed oo ku nool degmada wadajir u suuro gashay inay kubad la dheelaan masuuliyiin sar sare oo ka...
Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan Marti ku ahaa Agaasimaha hey'adda Socdaalka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho