Gaari uu watay gudoomiyaha Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Mudane Axmed Nuur Cabdi Siyaad, ayaa rogmaday xilli uu warayay wadda...
Garoonka Banaadir Stadium ee magaalada Muqdisho waxaa maalmahan uga socda tababar isdabajoog ah kooxda uga qeyb galeysa Soomaaliya ciyaaraha Olimbikada...
45 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen, 170 kalena ay ku dhaawacmeen weerary loo adeegsaday gaaro xamuul...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh, ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ay wax yeeladu ka soo...
R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa u magacaabay Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee...
Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka maleeshiyaadka Shabaab ayaa baahisay in qaraxyadii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka Aadan Cadde uu...
Xisbiga Dimuqraaddiga ayaa si rasmi ah xalay u caleemo saaray in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ay...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa Caawa Howlgal ka sameeyay Suuqa Bakaaraha, halkaas oo ay ka soo qabteen gaari...
Cayaartooyda ku cayaareysay dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo galabta kulan xiiso leh kuwada yeeshay garoonka kubadda cagta ee Koonis,...
Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col cirro oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallada ay ciidamada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho