Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar...
Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho, ayaa maanta dibadbax ay ku taageerayaan Madaxweynaha Dowladda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ka sameeyay Muqdisho....
Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada kigali ee wadanka Rwanda kulan kula qaatay maanta kaaliyaha,xoghaya arimaha...
Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo isku daygii fashilmay ee la doonayey in lagu afgambiyo dowlada sharciga ah ee dalka...
Shacabka dalka Turkiga ayaa ka dhiidhiyay isku daygii afgambi oo qaar ka mid ah ciidamada dalkaasi ay sameeyeen iyagoo isugu...
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya iin uu fashilmay afgembi ay soo abaabuleen qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Milatariga Turkiga,...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa kasoo muuqday telefishin gaar loo leeyahay isaga oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay isku day afgambi militire oo...
Madaxweynaha Jamhuuryada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay tartanka ciyaaraha gobollada dalka iyadoo munaasabaddi furitaanka ay goob joog...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho