Xafilad xariga looga jeray Xafiis Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONA ay ka furatay Baydhabo ayaa maanta lagu qabtay isla magaaladaasi....
Siminaarkan oo sare looga qaadayay aqoonta dhinaca cilmiga beeraha oo uu soo qaban qaabiyay maamulka jaamacada Salaam ayaa looga qabtay...
Wafdi uu hogaaninayo wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulaahi Shiekh Cali isla markaana ay ku wehliyaan Agaasimaha...
Madaxweynaha Jamhuriyada Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay gudoomiyayaashaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Kulankan uu madaxweynuhu la...
Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande, ayaa sheegay in 77 qof ay ku dhinteen kaddib markii gaari xamuul ah la dulmariyay dad...
Ciyaartooy ka kala timid gobollada dalkeena ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan tartanka horuyaalka kubada cagta goballada...
Dugsiga tababarada ciidamada booliska Sooomaaliyeed ee janaraal kaahiye ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabiyeen sarakiil mudo tababar...
Wafdi ka socda wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalkxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya uuna hoggaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda mudane C/risaaq...
Madaxweynaha dalka Mozambique Filipe Nyus ayaaa manta warqaaha aqoonsi safiirnimo ka gadoomay Danjire Jamal Maxamed Barrow oo ah safiirka cusub...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho