Mr Brak Obama oo ah Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa beeniyay in dadka dalkiisa ay kala qeybsameen kaddib toogasho dexmartay booliska...
Wafdi ka socda ururgoboleedka IGAD ayaa la filayaa in uu maanta gaaro magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ujeeddada wafdiga ayaa...
Ciidamada XDS ayaa howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab ka billaabay waddada isku xirta magaalooyinka Xudur iyo Qurac-joome. Howlgalkan ayaa...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa tababar usoo xiray ciidamo qayb ka noqonaya ilaaliya Madaxtooyada maamulkaasi ee magaalada Kismaayo. Madaxwetynaha maamulka Jubbaland...
Munaasabad aad u sareyso ay soo qaban qaabiyeen URURKA SAAD taas oo isugu jirtay dhagax dhig xarun caafimaad, furitaan Ceel...
Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayay wafdi uu horkacayay gudoomiyaha baarlamanka Dowlad gobaledka Galmudug mudane Cali Gacal casir oo howlo...
Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir Dr Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ayaa Maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar waxaana halkaasi...
Shirkaan jaraa’id oo ay maanta Muqdisho ku qabteen qaar ka mid culimaa’u diinka Soomaaliyed ayaa waxa ay soo saaren bayaan...
Dowladda Sacuudiga ayaa soo bandhigtay magacyada iyo muuqaalka raggii ka dambeeyay weeradii dhawaan ka dhacay dalkaasi ee lagu qarxiyay goobo...
Wasirka wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya mudane C/raxmaan Sheakh Cali Ceynte, ayaa soo...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho