Mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ayaa kormeer ku tagay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe iyagoo soo indha indheeyay...
War kooban oo kasoo baxay Qaramada Madoobe ayaa lagu cambaareeyey weerarkii Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Halgan oo ka tirsan...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Maxkmad ku taalla Magaalada Polokwani ee Dalka Koonfur Afrika ayaa lasoo tagay laba nin oo South African ah oo lagu...
Koox Wariyeyaal ah oo la socday Saraakiisha uga sarreysa Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa maanta gaaray deegaanka Halgan, oo...
AUN Maxamed Cali Kalaay ayaa maanta lagu aasay magaalada uu ku dhashay ee Louisville ee gobolka Kentaki ee dalka mareykanka,...
Deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan oo shalay uu ka dhacay dagaal xoogan ayaa waxaa maanta gaaray saraakiil ka tirsan dowlada...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirro horudhac ah oo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ee lagu xasuuqay deegaanka...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho