Muqdisho, 9 June 2016 (Villa Somalia)---Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Ku dhawaad 50 ruux oo dan yer ah kuna nool degmada Xamar wayne ayaa manata loogu sameeyay xarunta degmadda qaliin...
Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay...
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Axmed ayaa caddeeyay in weerarkii ka dhacay deegaanka Halgan lagu...
Maamula Gobolka iyo kan degmada Baydhabo ayaa manta magaalada Baydhabo ay ku dhagax dhigeen mid kamid ah Waddooyinka magaalada oo...
Muqdisho, June 9, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay...
Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha oo shir Jaraa’id qabtay kadib weerarkii khasaaraha badan ka soo gaaray kooxda Al-shabaab ee ka...
Madaxweynaha Soomaalida mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta kormeer ku tagay xarunta safaaraddii hore ee ay Soomaaliya ku lahayd dalka...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerar khasaaro badan geystay waxay ku qaadeen xero ay leeyihiin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya oo...
Danjiraha dowladda Emirateka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, ayaa maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ku wareejisay...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho