Kulan ay maanta yeesheen xubno ka tirsan Garsoorka dalka ayaa waxaa ka qeyb galay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr...
Golaha Midowga Yurub ayaa rasmiyan ku taliyay in muwaadiniinta Turkiga loo ogolaado in fiisa ama dal-ku-gal la’aan ay galaan inta...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane...
Kulanka waxa ka qeyb galay Siyaasiyiin Hore Wasiiro uga soo noqday Dowladihi Ku meel gar ka aha ee dalka, Odayaal...
Barnaamijka Kulanka Toodbaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed waxaa berri marti ku ah Wasiirka Dhalinyarada iyo...
Ciidamada Nabad Sugidda qaranka oo howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan demada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanka...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deegaanno badan oo ka mid gobolka Shabeellada dhexe. Abaanduulaha...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sareeyo gaas, Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo howllo shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa booqday...
Wasiirka Wasaarada maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa xalay ka qayb galay dood ku saabsan shaqo...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho